Golaha Wakiilada oo Ansixiyaay Xeer Cusub.
Golaha Wakiillada Somaliland ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay xeerka Ciidanka Millateriga Somaliland.
Xeerkan oo muddo doodiisu socotay ayaa xuquuq fiican siinaya Askarka ciidanka Qaranka Somaliland.