Beelaha Hawiye Oo Warmurtiyeed Ka Soo Saaray Xaalada Dalka
Afhayeenka gollaha dhaqanka beelaha Hawiye Nabadoon Maxamed Xasan Xaad, ayaa magaalada Muqdisho shir jaraa’id oo uu ku qabtay kaga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka.