Daawo :- Xubinta Kala-Maan Oo Diirada Saaraysa Iscasilaada Khayre Iyo Xilka Qaadista Abwaan Guure.
Hargeysa(OWN)Maareeyihii Tiyaatarka qaranka Abwaan Cismaan Cabdullaahi Guure ahna milkiilaha Idaacadda Kulmiye ayaa maanta xilka laga qaaday.
Maareeyaha Tiyaatarka Qaranka ayaa xilka laga qaaday kadib markii idaacadda Kulmiye ay baahisay warbixin la xidhiidhay in madaxweynaha Soomaaliya uu aqbalay in xilka laga qaado ra’iisul wasaaraha, iyadoo warkaasina uu been abuur ahaa.
Halkan Hoose Ka Daawo
https://www.youtube.com/watch?v=T3wOONBLnPk