Daawo: shaqaale garoonka Diyaaradaha Hargeysa looga Eryay Soomaaliya ayaa mushahar Ka Qaadataan

Maareeyaha Ha’yadda duulista Somaliland ayaa waxaa uu maanta shaqada ka ceydhiyey shaqaale dhan 40  qof kuwaas   oo ka shaqeeyey Ha’yadda Duulimaad-yada aduunka ee ICOA kuwaas oo  ka hawl gali jiray madaarka Hargeysa isla markaana hagi jiray diyaaradaha maraaya Hawda Somaliland.

Shaqaalahan ayaa lagu eedeyey in mushaharka laga siiyo dalka Somaliya oo gabi ahaan-ba la soo wareegay maamulka hawda dalkii la isku odhan jiray Somaliya

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker