Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo hada u hanjabay Masar

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo hada u hanjabay Masar uguna baaqay in Masar ay Sudan ama Suuriya la midowdo sidii ay hore ula midowday oo kale .
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici oo qoraalka uu soo saaray Masar kula hadlay ayaa yidhi.
β€œQaranimada Somaliland kama gorgor tamayno , Xornimadayada waxaanu ka qaadanay 1960-Kii Ingiriiska waxanaan dib ula soo noqonay 1991-kii , Sugida xasiloonida gobolka ayaa muhiim ah, mana aha wax la aqbali karo dagaal qabow oo lanoo soo min guuriyo.
Masar waxaan ku dhiirigalinaya inay dib ula midowdo Suudaan ama Suuriya madaama oo ay horeba ula midooben.”

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker