Wargeyska Independent ee Malta Oo Waraystay Qoyska Maamulihii La Dilay Ee Dekadda Bosaso Paul Farmosa

Malta(OWN)-Qoyska Maamulihii la dilay ee dekadda Bosaso Paul Farmosa oo wareysi siiyey jariirada Independent ee Malta ayaa difaacay shacabka Soomaalida iyagoo ka digay qoraalo ay internetka ku baahiyeen cunsuriyiinta Malta oo lagu weerarayey dadka Soomaalida ah.

Sarah Formosa oo ah gabarta uu dhalay Paul Farmosa ayaa sheegtay inay yihiin Soomaalida dad wanaagsan, sidaan uu mar walba u sheegi jiray aabaheed intaanan la dilin.

“…Wuxuu mar walba noo sheegi jiray in 10kii qof ee Soomaali ah oo uu arko ay 8 kamid ah yihiin dad wanaagsan, halka laga yaabo 2 qof oo xun inay ku jiraan…” ayey tiri Sarah Formosa oo sheegtay in ay maalmihii lasoo dhaafay jireen cunsuriyiin ku nool dalka Malta oo faafinayey qoraalo ka dhan ah Soomaalida.

“I can’t stop people making comments about anything: gender, sexism, politics – I can’t stop them. But do not use my dad. My dad isn’t justification for your racism.” Sarah is happy to counteract the racist comments, but that was simply a positive and it was not her intention to try to bring about a social change.

Even Paul himself said of the Somalis that they are good people. Sarah quotes him as saying: “You could get 10 of them. Eight would be really good people but two would be bad. Only those two would cause trouble, but the bad were really bad.” In fact, she adds: “We know how bad they can be.”

She says that the majority of Somalis are nice, hard-working, ordinary people and compares the bad ones to racists in Malta: “It’s like in Malta: some people are racist but not everyone is. But when we are racist, we are really racist.”

Maaha Magaca Aabahay in loo adeegsado falalka Cunsurinimada ah, dadka Soomaalida ah waa dad wanaagsan oo shaqeysta kuwooda xuna waxay lamid yihiin Cunsuriyiinta aan halkan ku heyno ee Malta, ayey tiri Sarah Farmosa oo markii ugu horeysay warbaahinta la hadashay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker