Madaxwayne Gaas oo markale Hanjabaad Kulul Udiray Somalilnd.
Hargaysa (OWN) Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Putland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo Ka hor hadlayay Golaha Baarlamaanka Putland Ayaa luuqad adag kula hadlay Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi, Sida oo kalena Ka Codsaday Baarlamaanka Putland inay Taageeraan Qorshaha Xoreynta Gobolka Sool………………