Saddexda Masuul ee Madaxwayne Muuse Biixi Xilka Uga Qaaday Shirar Ay Ka Qayb-galeen
Saddexda masuul ee xilkoodii ku waaayay shirar ay ka qayb galeen.
sidaynu la wada socono waxaa jirta dabeecad ama dhaqan cusub oo uu isticmaalo Madaxwayne muuse biixi kaasoo aanay ku dhaqmi jirin dhamaan Madaxwaynayaashii ka horeeyay
hadaba dhaqankaasi waxaa weeya in aad Xilkaaga ku waayi kartid haddi aad la Rafiiqdo ama aad ka qayb -gasho shir aan waxa Ogaolaansho ah uga qaadanย ย madaxwayne muuse biixi
taasna waxaa daliil u ah inay Xilkoodii ku waayee Saddexdan Masuul ee Hoos ku Qoran.
1__Agaasimihii wasaarada xidhiidka Golayaasha Maxamed Xuseen dhabeeye
2__Safiirkii Somaliland u fahdiyay dalka Ethiopia md Ahmed Xasan cigaal
3__wasiirkii Wasaarada qorshaynta Qaranka MD Cawaale Shirwac
haddii aynu ku bilawno Masuulka koobaad ee AGaasime , dhabeeye waxaa uu Xilkiisii ku waayay Xafladdii Su’aalaha lagu waydiinaayay Siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi
Safiikii dalka Ethiopia waxaa uu isna Xilkiisii ku waayay ka qayb-galkii shirkii Beelaha Direed ee ka dhacay Addis Ababab.
Wasiirkii Qorshaynta Qaranka . Md Cawaale shirwac waxaa uu ka qayb-galay Shir ay soo qaban qaabisay Ha,adda FREEdom ama Xoriyadda Hadalka oo uu Qudbad dheere k jeedinayay Pro Ahmed Ismaaciilย Samatar … Hadaba Pro Ahmed Ismaaciil Samater oo isga laF -tiisu ka mid ahaa Xisbigi kulmiye isaga oo Goobta ka sheegay ama kaga hadlay inuu Madaxwayne Muuse Biixi ka duway Xisbiga KULMIYE Barnaamijkii uu Doorashadaย ku Galay,ย PROย kuna UU kaย mid ahaaย hormood barnaamijkaas .
Hadaba mala odhan karaa waa dariiq qaldan oo uu bilaabay Madaxwayne Muuse Biix , Taas jawaabteeda waxaan u hdaafayaa , Shacbiga Reer Somaliland
Allaah mahadleh BY Suxufi Sinyoore