Ciidankii Qaranka Somaliland Ee Deganaa Ceerigaabo Oo Gaadhay Goobta Dagaalku ka socday Maalmihii Lasoo dhaafay
Ciidankii Qaranka Somaliland Ee Deganaa Ceerigaabo Oo Gaadhay Goobtii uu Dagaalku ka socday.
Waxaa hadda gaadhay goobta dagaalku ka socdo Ciidamo Ka tirsan Kuwa
Qaranka Somaliland kuwaasi oo isku dayaya inay kala dhex galaan Beelahaย Walaalaha ah Ee Dirirtu ku dhexmaryso Deegaanka Ceel-afwayn.
Waxaana Ilaahay Laga Raaynayaa inuu Qaboojiyo ama soo afjaro Colaadda Sokeeyaha ee aan dhamaadka lahayn, waxaanay dhamaanaysaa uun marka ilaahay SWC UU isagu damco inuu joojiyo
Wabilaahi Tawfiiq
By: Suxufi Sinyoore Hargaysa