Daawo: Xeerku ma Maayarka iyo Ku xigeenkiisa ayuunbuu Xasaanad siinayaa…Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Deegaanka Hargaysa oo Duray Xeerka Horyaalla G. Wakiilada .
Hargeysa (OWN):- Xildhibaano ka tirsan golaha deeganka Hargeysa ayaa waxaa ay eedeymo u jeediyeen golaha wakiilada Somaliland oo uu hor yaalo wax ka bedel lagu sameynaayo xeerka lagu soo doorto xildhibaanadan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan