Xisbiga WADDANI Oo 24 Saacadood U Qabtay Xukuumadda Madaxweyne Biixi Inay Kusoo Celiso Gaadhiga Gudoomiye C/raxmaan Cirro

Afhayeenka xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Barkhad Jaamac Xirsi bartun ayaa waxaa uu shaaciyey in xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ay shalay badhtamaha Hargeysa gaadhigii gudoomiye Cirro ay wiish kaga dhex qaadatey isla markaana ay geysatay xerada ciidanka Birmadka , halkan hoose ka daawo.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker