Dil Caawa Ka Dhacay Magaalada Laascaanood

Alle ha unaxariistee waxaa goordhawayd dablay hubaysan oo aan la aqoonsan ku dishay Magaaladda Laascanood, Isu-duwihii Qandaraasyada Qaranka Maxamed Cabdilaahi Faarax (Jeeri).

Jerry waxa uu caan kaga ahaa Laascaanood taageerada arimaha Somaliland, Shalay waxa uu qoray maqaal dheer oo uu ka diyaariyay Ururkii SNM.

Dilka Marxuuumka waxaa warbaahinta   u xaqiijiyay Gudoomiyaha Gobolka Sool Cabdikariin Aadan X. Diiriye oo tacsi u diray qoyskii iyo qaraabadii uu kabaxay marxuumku, in uu samir iyo imaan Alle ka siiyo.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker