Goleyaasha Deegaanka 353 Xildhibaan ayaa mudo xileedkii la doortay ka dhammaaday oo 29 March kaga eeg yahay.

Shan sannadood ka hor waxay u badnaayeen foqoro, 42 kamid ah oo 6 maayar ku jiraan maanta waa tijaar.

 

Waxaa kamid ah Maayar xilka ka hor Guriga hooyadii la degenaa Xaaskiisa, maanta shirkado waaweyn, daaro, fooqyo iyo dhul banaan mulkiile ka ah.

 

Waxaa kamid ah Maayar xilka ka hor madarisad wax ka dhigi jiray, shan sannadood kadibna tijaar layaqaano ah.

Waxaa kamid ah Maayar hantidiisu ka koobnayd labba guri oo Aabihii uga dhintay, maanta hantidiisu aanay is aqoon.

Maayarka Caasimadda Hargeysa CabdiraxmaanΒ  Soltelco

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker