Xildhibaan Foosiya Yuusuf X.Aadan Oo Beenisay Warar Laga Baahiyey

Muqdisho (OWN) Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Xildhibaan Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan ayaa beenisay iskana fogeysay warar sheegayey inay lacag ka qaadato Xafiiska Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre. Xildhibaan Foosiya Yuusuf X.Aadan ayaa sheegtay inay jirto cid magac dil ku sameynaysa oo la wareegaysa qoraalo ay ku sheegayaan inay kamid tahay xubno lacag ka qaata Xafiiska Kheyre.

Xildhibaanada ayaa qoraal ay soo dhigtay barteeda Twitter-ka ku beenisay wararkaas been abuurka ee lagu sheegay inay mushaar ka qaadato Xafiiska Kheyre, iyadoo ku tilmaamtay qoraaladaas kuwo lagu qoslo oo sal iyo raad-toona lahayn.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker