“ Anaga Ciidamada Qaranka na loogu hanjabi maayo ee yaan ciidamada la siyaasadayn “

“ Anaga Ciidamada Qaranka na loogu hanjabi maayo ee yaan ciidamada la siyaasadayn, Madaxweynaha lahaa maanan siyaasadayn! ma siyaasadayn baa ka weyn inta uu isa soo taago (Madaxweynuhu) in uu ciidamadii siyaasad kaga hadlo; in uu xisbiyo kala hadlo oo doorashooyin kaga hadlo oo sidii oo aanay anaga ciidamo noo ahayn nagu hor maago oo nagu hor caayo oo noogu hor hanjabo oo wuxuu doono kaga hadlo xaq uma lahaa ciidamada na loogu hanjabi maayo waxaanu ciidanka leenahay arrimaha noocaas ah dhegaha ka furaysta..”
Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Xirsi Cali X Xasan

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker