Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kulan la qaatay wefti ka socda Hay’adda Caalamiga Ah Ee Laanqayrta Cas Ee (ICRC)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley wefti ka socda Hay’adda Caalamiga ah Ee laanqayrta Cas ee (ICRC), oo ay hoggaaminayso agaasimaha Africa u qaabilsan ICRC, Patricia Danzi.

Kulankaasi waxa lagaga wada hadlay arrimo ay ka mid ahaayeen xoojinta xidhiidhka wada shaqayneed ee hay’adda caalamiga ah eeICRC iyo Jamhuuriyadda Somaliland.
Waxa kale oo kulankaasi lagaga wada hadlay dardar-gelinta xafiiska ICRC ay dhawaan ka furatay gudaha Somaliland iyo sdii laysaga kaashan lahaa deegyada Aas-aasiga & gurmadka deg-dega ah, iyadoo Wasaaraddaha Horumarinta Caafimaadka iyo qorshaynta iyo horumarinta qaranka Somaliland iyo Hay’addu si gaara uga wada shaqayn doona arrimahaasi.

 

Image may contain: 2 people, people sittingImage may contain: 2 people, indoorImage may contain: 2 people, suit and indoorImage may contain: 4 people, people smiling, people standing, suit and indoorImage may contain: 3 people, people standingImage may contain: 3 people, people sitting and indoor

Wa-bilaahi Tawfiiq

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker