Xildhibaan Cawil Dawiil Oo Madaxwayne Muuse Biixi Ugu Baaqay Inuu Xaal Mariyo Golaha Guurtida JSL
Xildhibaan Cawil Dawiil Cismaan oo ka tirsan xildhibaanada golaha Guurtida Somaliland ayaa Madaxwaynaha Somaliland ugu Baaqay In Uu Xaal Mariyo Golaha Guurtida JSL , waxaana uu xildhibaanku sheegay inuu madaxweyne Muuse Biixi ka raali-geliyo Golaha Guurtida JSL hadalo uu ka jeediyey intii uu ku sugnaa dalka Imaaraatka.