Suuqii Hargeysa Oo Ay Ganacsatada Yaryar Ka Guurayaan Iyo Sababta?

Suuqii Hargeysa oo caawa ay ganacsatada yaryar ee wadada halbowlaha ah hareeraheeda ku ganacsan jiray ay ka guurayaan.

Dawlada hoose ee Hargeysa ayaa hore u soo saartay go’aankan ay ku amartay ganacsada meheradaha kulahaa wadada hareerahedu inay ka guuraan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker