” Pro Cali Khaliif Galaydh waxaan u aqaanaa Oday Dhulbahante ah …. ” Xildhibaan Bureeye

Daawo:  Adeer Pro Cali Khaliif Galaydh waxaan u aqaanaa Oday Dhulbahanti, Xildhibaan Bureeye,  Deegaanka Buuhoodlena anaga ayaa Matalla oo ah Xildhibaanadaii ka soo jeeday.

Cali Khaliif-na Xukuumada Naguma Matalo, ee dadka iyo Deegaankaba anagaa Matalla.

Ethiopiana waxaan u dirayaa Fariin ah inay Nabad galyada ilaaliyaan, waxaanaan leeyahay , adeer Nabadgalyo darrada Buuhoodle idinkana way idin Saamaynaysaa , waxaa kaloo uu Xildhibaanku eedeeyay Wafti Wasiiro ah  uu sheegay inay ka yimaadeen Dhanka Maamulka Puntland oo uu sheegay inay fadqalalo ka wadaan , waxaanuu intaa ku daray inay imika Firxad kaga bexeen

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker