Barnaamij Taarikhda halgankii Somaliland oo lagu soo bandhigey Magaalada Cardiff ee UK
Barnaamij dhameystiran oo Lagu xusayo Halgankii Loo soomarey Qaranimda Somaliland ayaa lagu qabtey magaalada Cardiff waxaana sidoo kale lagaga hadley xiirirka qotada Dheer ee ka dhexeeya Dalka Booqortoyada Ingriiska Iyo Somaliland halkaas oo ay goob joog ka ahaayeen mp iyo siyaasiyiin gobolka Wels.