Maxaa Ka jira in Raysal Wasaare Ku Xigeen Mahdi Maxamed Guulled Loo Magacaabayo Safiirka Midowga Yurub Ee Somaliya
Maxaa Ka jira In Raysal Wasaare Ku Xigeen Mahdi Maxamed Guulled Loo Magacaabaya Safiirka Midowga Yurub Ee Somaliya
Raysalwasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed oo in loo magcaabayo Ambasadorka EU_da ee Somalia .
Warar lagu kalsoonyahay oo aanu la helnay dad ka tirsan xafiiska madaxweynaha iyo RW Rooble ayaa sheegaya in ralsulwaare ku xigeenkii
hore Mahdi Maxamed Guuleed loo sheegay aan lagu soo dari doonin golaha wasiirada ee cusub.
Lakiin loo magcaabi doono safiirka midowga yurub Ee Somalia.