Madaxweyne Muuse Biixi oo Daah-furay Shirka Golaha Dhexe ee KULMIYE
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah u daah-furay shirka lixaad ee golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE maanta ka furmay magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal.