Daawo Xaaji Aadan Axmed Diiriye (Aadan Baradho) Oo Ka Waramaya Taariikhda iyo Qaabkii Loo Aas-aasay Golaha Guurtida Somaliland
Hargeysa(OWN)- Daawo Xaaji Aadan Axmed Diiriye (Aadan Baradho) oo ka waramaya Taariikhda iyo ย qaabkii loo Aas-aasay Golaha Guurtida Somaliland.
Xaaji Aadan Axmed Diiriye (Aadan Baradho) oo kamida Haldoorka lama huraanka ah ee Qaranka Somaliland ayaa sidoo kale ahaa Xoghayihii shirkii lagaga dhawaaqaayey Somaliland isagoo isla markaasina ahaa masuulkii loo igmaday inuu isagu afkiisa kaga dhawaaqo gooni isku taaga iyo dib ula soo noqoshada madaxbanaanida Jamhuuriyada Somaliland 18 May 1991
Xaaji Aadan Axmed Diiriye (Aadan Baradho) ayaa sidoo kale kamida Ganacsatada waa weyn ee reer Somalilad ee ixtiraamka iyo karaamada badan, isagoo isla markaasina mihnada ganacsiga kusoo jiray ilaa 22 jirkiisii
Halkan hoose ka daawo barnaamijkan oo dhamays-tiran