Dhegayso: Sh Shibili oo ka Tirsan Culumada Somalida oo Dadka Usoo Gudbiyay Ka Hortaga Corona ee Diinta Islaamka
Culumada Soomaalida ee dalka Kenya ayaa ka hadlay waxa ay Diinta Islaamku ka qabto ,ka hortagga Cudurrada faafa sida Coronavirus oo haatan dhibaato badan ku haya dalalka caalamka.
Sheikh Maxamuud Maxamed Shibli oo kamid ah Culumada Soomaaliyeed ayaa wareysi uu siiyayย Warbaahintaย kaga hadlay waxa la gudboon iney dadku sameeyaan si looga hortago khatarta cudurkan.
Hadaba Sheikh Shibliย ย oo Xanuunkan sida Looga Hortegayo Ummada Muslimiinta ah Gaar ahaan Soomaalidaย jaah Saaraya Halkan Hoose ka Dhegayso