Maayar Cabdiraxmaan Soltelco Oo Ku Dhex Seexday Shir Caalami Ah

Waxaa dad bana oo reer somaliland ah ka yaabiyey sawir laysla dhexmarayo oo laga qaaday maayarka caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) oo ku dhex seexday shir caalami ah oo ka dhacay  Magaalada Brussels ee dalka Belgium.

 

Kaaga sii daranoo sawirka waxaa ka qaaday sida la sheegayo Gudoomiyaha  gobolka banaadir Eng. Yariisaw  hadaba hoosta ka daawo maayarka oo si fiican u khuurinaya.

Afarta Maayer ee lagu Casuumay Caasimada Belgiumka ee Brussels waxa la diray Afarta Maayir ee Hargeisa, Berbera,Bosaaso iyo Mugdisho.

Madaxwayne Farmaajo wuxuu diray Eng. Yariisaw , Madaxwayne Deni isna wuxuu diray Cabdisalaan Bashiir , halka uu  Madaxwayne Muuse biixi diray Maayer Soltelko iyo Maayer Ciddin .

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker