“31-May waa Maalintii aan Hargeysa soo galay aniga Iyo Mujaahidiintii SNM Ee xaq u-dirirka ahaa”. Musharax Mujaahid Xuseen Aadan Cad-cadde.

“31-May waa Maalintii aan Hargeysa soo galay aniga Iyo Mujaahidiintii SNM Ee xaq u-dirirka ahaa, aniga Halganka waxa Taliye iigu ahaa Aabahay Alle Ha, Unaxariistee Mujaahid Aaden Cabdi Abyan(Aadan Cade), Wallaalayaal Maalinta Codayntu dhacaysaa waa Maalintaa Aan Nafta Idiin Hibbeeyay, Kuwaan Aniga oo Yar Naftay u huray waa Idinka, anna Maanta waxaan Doonayaa In aad Codkiinna ii Hurtaan oo aad I siisaan Maalinta Codaynta ee 31-May,waan Hubaa In aad I Siinnaysaan, Waan Hubbaa Innaydaan Illa Simmayn Nin Aan Ogayn Qarankan Iyo Ummaddan Waxa Loo Soo Maray,”.Musharax Mujaahid Xuseen Aadan Cade.
Musharax Mujaahid Xuseen Aadan Cade oo hadal kiisa sii waataa waxa uu yidhi”Halkan aynnu Caawa Jooggnnaa waa badhkii halkii Ummaddeenna Lagu Layn-jiray, waa Halkaannu u adkaysan-waynay wixii Ka Dhacaayay, Wallaalayaal Waxaan Idinka Codsanayaa In aad ii Codaysaan Abbaal Horenna Waan Idinku Lahaa Kanna Waan Idinka.
Abbaal-celline,”,Musharax Xuseen Aadan Cade ayaa hadal kan ka jeediyay Xafiis uu ka furtay Xaafada Badhka oo ay ka soo qayb galeen Taageerayaashiisu.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker