Khilaaf ka Dhashay Sicir Bararka ayaa ka Taagan deeganka Somalida

Khilaaf ka dhashay qaabka loo maareynayo sicir bararka ka taagan dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa gaaray meel adag, kadib markii Madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar uu ku eedeeyay xisbiyada mucaaradka inay macaash ka raadiyaan musiibooyinka.

Xisbiyada ONLF iyo kan Xoriyada iyo Sinnaanta (FEP) ayaa qaadacay kulan ay xukuumadda ku casuuntay, kadib markii loo diiday warbaahinta madaxa bannaan inay tebiso kulankaasi.

Mucaaradka ayaa ku doodaya in xukuumaddu aanay xal hayn, isla markaana ay khalad ahayd in kulanka loo diido warbaahinta madaxa bannaan.

Xigasho; BBC

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker