Daawo:-Muxuu Daarnaa Kulan Ay Yeesheen Golaha Guurtida Iyo Komishanka Doorashooyinka.
Hargaysa-(OWN)-Kulan Albaabadu U Xidhnaayeen Oo Warbaahintuna Dibad Joog Ka Ahayd Ayaa Waxaa Uu Maanta Dhex Maray Gudiga Golaha Guurtidu U Saareen Mudda Kordhinta Iyo Kumishanka Doorashooyinka Somaliland. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Oo Faah-faahinta Kaga Bogo