War-Deg Deg Ah:-Qaraxyo Iyo Rasaas Hadda Laga Maqlayo Magaalada Nairobi.

Nairobi-(OWN)-Laba qarax iyo rasaas ayaa laga maqlay hotel iyo dhisme xafiis oo ku yaalla magaalada Nairobi ee dalka Kenya, sida ay sheegtay haween ka dhex shaqeysa dhismaha.

โ€œWaxaa na lagu soo qaaday weerarโ€ waxaa sidaas yidhi qof kale oo ku dhex sugan hotel-ka Dusit oo la hadlay wakaaladda wararka Reuters.

Sawirro laga soo qaaday banaanka dhismaha ayaa muujinaya baabuur holcaya.

Taliyaha booliska Nairobi, Philip Ndolo ayaa sheegay in xidheen hareeraha deegaanka Riverside Drive, ayaga oo tuhmaya fal budhcadnimo ah.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker