Daawo:-Muranka Fanaanadda Nimco Yaasin Oo Cirka Isku Shareeray Iyo Mid Ka Mida Qoysaska Isku Haysta Oo Afka Furtay.
Burco-(OWN)-Mid Kamida Qoysas-ka ay ka soo jeedo ee isku haysta fanaanada Nimco Yaasin ayaa waxaa ay maanta warbaahinta kula hadleen magaalada Burco ayaa waxaa ay sheegen in ay hayaan cadeymo muujinaya in Fananadu ka soo jeeda Beesha Yibraha.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka
https://www.youtube.com/watch?v=hEKEYR7SVRk&feature=youtu.be