Daawo:-Garyaqaano Si Adag Unaqdiyay Hadal Kasoo Yeedhay Ciidanka Booliska Somaliland, Canbaareeyayna Xadhigga Abwaan Abees.

Hargaysa-(OWN)-Qaar ka mid ah qareenada Somaliland ayaa waxaa ay eedeymo culus u jeediyeen ciidanka booliska Somaliland oo dhawaan xabsiga Dhigay Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo soo bandhigay  Maanso  uu xukuumada ku dhaliilaayo.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkaasi.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker