Dawlada Soomaaliya Oo Shaacisay In Somaliland Laga Bilabayo Nidaamka Soo Celinta Hantida Qaranka
Guddoomiyaha guddiga, ahna wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare ee xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre oo kulanka kaddib lahadlay warbaahinta ayaa sheegay in wasaarad waliba laga doonayo in sannadkaan gacanteeda ay kusoo celiso ugu yaraan sedax hanti dawladeed oo aan cid gaar ah gacanta ku hayn iyo laba hanti dawladeed oo gacanta ugu jirta shaqsiyaad ama shirkado gaar ah loo leeyahay.