Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Puntland Oo Lagu Dhawaaqay+Akhriso Faah-faahinta.
Garoowe-(OWN)-Guddoomiyaha kumeelgaadhka ah ee Baarlamaanka Puntland ,Xuseen Yaasiin Xaaji Diiriye ayaa magacaabay guddiga doorashada guddoonka golaha wakiilada.

Guddiga ayaa ka shaqeyn doona doorashada Guddoomiyaha iyo labadiisa ku-xigeen.
Tiro musharrixiinta ah ayaa isu soo taagay xilka guddoomiyaha, ku-xigeenka koowaad iyo ku-xigeenka labaad.
Hoos Ka Akhri Guddiga La Magacaabay;
