Xoghayaha Siyaasada Xisbiga WADDANI Ee Qaarada Yurub Oo Iscalisay.
Taariikhda: 1/1/2019
Ujeedo; Is casilaad
KU: Gudoomiyaha qaarada yurub
Og: gudoomiyaha xisbiga
Og;Xafiiska guud ee xisbiga
Og; Cid kasta ay khusayso.
Anigoo ah Baxnaan xaaji aden diiriye waxan halkan ku cadaynayaa in aan iska casilay xilkii iyo masuuliyadii aan u hayey xisbiga ee ahayd xoghayaha siyaasada ee qaarada yurub.
Waxan halkan uga mahad celinayaa cid kasta oo xisbiga ah oonu soo wada shaqaynay.Waxan sidoo kale u mahad celinayaa Gudoomiyaha xisbiga iyo masuuliinta sharafta leh ee xisbiga dhamaantood.
Baxnaan xaaji aden diiriye
sweden