Dhacdo La Yaab Leh Oo Ka Dhacday Magaaladda Burco

Dadka Raashinka boobay ayaa waxa ku jiray Isuduwayaal Heer Gobola oo aan ahayn kuwii shaqadan qaabilsanaa iyo masuuliyiin ushaqaysa Dawlada iyo Dad badan oo ka yimi dhanka magaalada.
Raashinkan oo ay siday Hayada Barakaca- -yaasha ayaa Masuuliyiintii siday oo udiyaarsanaa inay warbaahinta uga warbixiyaan balse ay faro madhnaan kala soo laabteen markii raashinkii laga boobay danyartii loogu talo galay.
Waxa Qoray Weriye Xabiib Cige Oo Ka Mid Ah Warbaahinta Ka Hawlgal Magaalada Burco.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker