Daawo:-Xildhibaano Eedo Culculus U Jeediyay Wasiirka Arimaha Gudaha +Baaqna U Direen Madaxweyne Muuse Biixi.
Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Deegaanka Ee Balli Gubadle Ayaa Eedo Culculus ku Miisay Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed kaahin Waxaanay Baaq u direen M/weyne Muuse Biixi…… Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan