Hargeysa: Arday Isu-xil-qaantay Dayac-tirka Burburkii loo geystay Dugsiga Sare ee Nuuradiin iyo Farriin ay direen

 

Hargeysa (OWN)- Qaar ka mid ah Ardayda wax ka barata Dugsiyada Nuuradiin, ayaa maanta bilaabay hawl-gal dib-u-dhis iyo Dayac-tir ah oo ay ku sameynayaan Dugsiga Sare ee Wiilasha oo toddobaadkii hore khasaare baaxad leh ka soo gaadhay bannaan-bax ay sameeyeen ardayda wax ka barata dugsigaas.

Daawo Warbixintan oo Dhammsytiran

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker