Ciidan Somaliland Oo La Wareegay Xarunta Horyaal24 Tv Ee Hargeysa

Ciidan uu hogaaminaayo Taliyaha Ciidanka CID Daahir Muuse ayaa Hada Salaadda Maqrib ka Hor si rasmi ah ula wareegay Xarunta Horyaal24 Tv oo ay ka socotay Shaqo maalmeedkii Caadiga ahayd.

Taliyaha ayaa sheegay in ay Haystaan Amarka xidhista Xarunta Tvga Isla markaana aan wax Allaab ahna aanan ka qaadi karin balse dhamaan Shaqaalaha Goobta joogay ka baxaan iyada oo ay goobta ku sugan yihiin Tiro Ciidamo ah oo Xafiiska lasoo dajiyey.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker