Daawo:-Beesha Ciise Oo Ku Dhawaaqday Shir Balaadhan Oo Ay Qabsanayaan Iyo Saluug Ay Ka Qabaan Saamiga Xakuumadda Biixi.
Hargaysa-(OWN)- Xildhibaan Axmed Aadan Bile oo ka mid ah xildhibaanada golaha deeganka magaalaa Saylac ayaa waxaa uu shaaciyey in Beeshiisu ay shir balaadhan qabsan doonto isla markaana ay saluugsan tahay saamiga ay xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ka haysato,Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan