Madaxweyne Muuse Biixi oo Daah-furay Shirka Golaha Dhexe ee KULMIYE

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE,  Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah  u daah-furay shirka lixaad ee golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE maanta ka furmay magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker