Siyaasi Cabdillaahi Cukuse Oo Khudbad Ka jeediyey Shirweynaha 2aad ee Xisbiga WADDANI
โWaxaan Markhaati ka ahaa Axmed Maxamed Siilaanyo oo xilku wareejinaya Alle ha u naxariistee Cabdiraxmaan Axmed Cali, maantana waxaynu markhaati u nahay Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), oo Guddoomiyaha Waddani ku wareejinaya Xirsi Cali Xaaji Xasanโ Cabdillaahi Cukuse