Daawo:-” Hargeysa Cisbitaal Guud Oo Labaad Bay U Baahan Tahay..” Wasiirka Wasaaradda Caafimadka Somaliland.
Hargaysa-(OWN)-Wasiirka wasaarada caafimaadka Somaliland ayaa waxaa uu maanta sheegay in cisbitaalka guud ee Hargeysa ay ka bateen dadka u soo doonanaya adeeg caafimaad isla markaana waxaa uu cadeeyey in ay Hargeysi u baahan tahay cisbitaal labaad oo guud,, Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka