” Xukuumadda Somaliland ayaa muqumaasuqday jeebkana shubatay lacag ay midowga yurub ugu deeqday dadkiii. duufaanadii Sagar.. “
Guddoomiyaha Goboka Awdal ee xisbiga WADDANI Maxamad Aadan Suldaan oo sheegay in xukuumadda Somaliland ay muqumaasuqday oo jeebka iskaga shubatay lacag ay midowga yurub iyo dawladda Soomaaliya ugu deeqeen dadkii ay saamaysay duufaantii sagar ee ku dhufatay gobolada galbeedka Somaliland, Halkan hoose ka daawo