Madaxweynaha Masar Oo Maanta booqasho Ku Tegay Dalka Jabuuti

Madaxweynaha Dalka Masar Cabdifataax Al-siisii iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta booqasho ku gaadhay dalka jabuuti.

Madaxweynaha Masar Al-siisii uu kala hadlaya dhiggiisa Jabuuti Ismaaciil Cumar Gelle sida loo xoojin lahaa xidhiidhka labada dal gaar ahaan arrimaha amniga iyo dhaqaalaha iyo xaaladda guud ee qaaradda Afrika.

Booqashadda Madaxweyne Al-Sisi, ayaa lagu macneeyay ‘mid taariikhi ah’, waxaana ay Masar ayaa gobolka ka wadda is-xulafaysi iyadoo Masar Heshiisyo millateri ay la gashay dhowr waddan, waxaana madaxweyne Al-Sisi sida la sheegay wadaa laba diyaaradood oo sida cunto iyo dawo.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker