Daawo:-Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Oo Eedeymo Culus Ujeediyay Xisbiga Waddani.
Hargaysa-(OWN)-Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Warsame Jaamac ayaa waxaa uu maanta xisbiga Waddani uĀ jeediyey eedeymo culus oo uu warqad ka akhrinaayey .
Eedeymahan oo uu dhawaan xukuumada u jeediyey xoghayaha guud ee xisbiga Waddani ayaa waxaa ay u muuqta in ay eedeymahaasi ay madaxtooyadu si xoogan u dhibsate……Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka