WAXAA REER SOMALILAND U CADDAATAY IN FEEDHKII Cabdiraxman CIRRO EE HAMAHA SHIDAALKA UU WAAFAQSAN AA DISTOORKA SOMALILAND

Modaxweyne Muse Biixi Cabdi oo ay caddaatay inuu ka wadanisanyey Madaxweyne SIILAANYO iyo Xukuumadii uu ka xanuunsaday wuxuu maanta hantidii DADWEYNAHA sida sharci darada waafaq San shakhsiyaadka loogu waeejiy badhkeed uu GACANTA  Xukuumadda ku soo CELIYEY. Markii uu shan jeer arkay uu dabadeed garwaaqsady weliba uu xaqiiqaday uu wateegto ummaddu ku wada faraxday ku soo celiyey GACANTA Dawladda. Waxaa dad weynihii reer Somaliland Ammakaag iyo yaab iyo yaab ka yaabkiis iyo shaamareer ku ridday markii madaxtooyadii SIILAANYO iyo xukuumadiisii ay iska indha tireen FEEDHKII CIRRO EE Distoorka Somaliland waafaqsan aa kasoo uu Madaxweyne Muse Biixi uu arinta halbawlaha u ah dalka Somaliland uu halkeedii ku soo dabaalay Cabdiraxman Cirrona taageero buuxdaa siiyey arintaa iyadaa ah.

Waxaa maanta caddaatay in Xukuumadda maanta ay daba-gurayso dhammaan hantidii sida qaldan ummadda looga dhaxal wareejiyey iyadoo laga faaiidaystay gabawgii iyo xanuunkii Madaxweyne SIILAANYO soo foodsaaray cid kastoo u hiilin lahaydna ay boobkii iyo xaalufintii wadanka ka qayb qaadatay.
Wadamada horuumaray oo dhami waxay ku horuumaraan hantida ummadda oo la illaaliyo lana kobciyo hadday dhultay, hadday Bad tahay hadday Cash tahay hadday adeegtay laakiin haddii waxaasoo dhami biliqaysi ku dhaco waa maradaadu kugu gubatay.
Side wadanka nabad gelyadiisa loo illaalin  karaa haddii energy giisa cadawgiisu haysto iyo shakhsiyaad wadanka ka soo horjeedaa, madaarada aan Dawladdu shaqo ku lahayn iyo wixii la mida.
Hadda wadanku marxalad xasaasi ya ayuu galay isbdelka Ethiopia iyo geeska ka socda awgeed. Dawlad Degaankii kililka shannaad way isku duntay, DAGAALO ma hurayso Somaliland na SHACABKEEDA ayaa ka mida Kililka shannaad waa muhiima in hantidii laga soo CELIYO qof kasta oo aan waxba haysan jirin  oo lunsaday HANTI badan.
MBashe (Meerkat)

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker