Dawo:- Afhayeenkii Guddidii Nabadeynta Ceel Afweyn Oo Ka Hadley Dilkii Xalay Deegankaasi Ka Dhacay + Baaqna Diray.

Hargaysa-(OWN)-Sheekh Ismaciil Dheeg oo ahaa afhayeenkii guddidii nabadeynta Ceel Afweyn ayaa waxaa uu ka Hadley dil habeenkii xalay aheyd ka dhacay deeganka Darar Weyne ee degamada Ceel Afweyn

Sheekha ayaa waxaa uu fariin u diray beelaha halkaasi wada dega waxaana uu ku baaqay in si deg deg ah loo soo qabto gacan ku dhiiglihii dilka xalay geestay…………..Halakan Hose Ka Dawo Muuqalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker