Daawo: Khilaaf Horleh oo soo kala dhexgalay Wadamada Kuwiat iyo Iiraan

Daawo: Khilaaf Horleh oo soo kala dhexgalay Wadamada Kuwiat iyo Iiraan.

Khilaafkan oo ah mid Diblamaasiyadeed ayay Dawlada Iiraan si wayn uga Soo Horjeesatay ka dib markii ay Wadamada khaliijku ay Shir u eg Shirqool ku Qabsadeen Xarunta dalka Kuwait ee kuwait City , Kaaso Ay ug aGollahaayeen inay Dadka Muslimiinta Sunniga ah ee Reer Iiraan ka jaraan Iiraan inteeda kale .

Dawlada Iiraan ayaa u Yeedhay Ku Xigeenka Qunsulka Dawlada Kuwait u Fadhiya Caasimada Tehraan si uu Tafaasiil uga Bixiyo Shirkaasi ay Kasastay Xukuumada Iiraan’

Warkaas oo Faahfaahsan Halkan Hoose ka Daawo:

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker