Daawo:-Maamulka Khaatumo Oo Wacad Ku Maray Inay Ka Bixi Doonan Heshiiskii Ay Hore Ula Galeen Somaliland.

Maxamuud Cabdilaahi Caano Nuug Madaxweyne ku xigeenka maamulka Khaatumo  ayaa waxaa uu ku eedeyey madaxweyne Muuse Biixi in uu ka cago jiidaayo fulinta heshiiskii ay wada  galeen Somaliland iyo maamulka Khaatumo .

Waxaana uu madaxweyne ku xigeenku ku hanjabey in Maamulka Khaatumo ay dib talo iskula noqon doonan,………….. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo Faah-faahsan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker