Daawo:- Dr Gaboose Oo Shaaciyey Kulan Ay Wada Yeesheen Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen.

Hargaysa-(OWN)-Dhawaan Ayey aheyd markii ay kulan wada yeesheen madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan C/LAAHI Ismaaciil (Saylici) iyo Dr Maxamed Cabdi Yuusuf Gaboose.

Dr Gaboose oo maanta warbaahinta la  Hadley waxaa uu faah faahiyey waxyaabaha ay madaxweyne ku xigeenka ka wada hadleen waxaana uu sheegay inay ka wada hadleen arimo caafimaad oo quseeya xubno  famligiisa ama qoyskiisa ka mid ah , balse aaney ka wada hadlin wax siyaasad ah…………… Halkan Hooose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker